Rooble & Musharaxiinta oo kulankii 3aad yeelanaya (Maxaa looga hadlayaa)

Raisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta markale la filayaa inuu kulan la qaato xubnaha Midowga Musharaxiinta mucaaradka, kaasoo la filayo inuu ka dhaco hotelka Decale. Kulankan ayey wararku sheegayaan in looga hadlayo dhameystirka muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, iyo sidii xal waara looga gaari lahaa caqabadaha hortaagan. Kulanka loo ballansan yahay ayaa … Continue reading Rooble & Musharaxiinta oo kulankii 3aad yeelanaya (Maxaa looga hadlayaa)